Meesha Qiimaha leh ee u baahan inaan u shaqaysano waa Aakhiro.
Xikmado Kale
Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha u dhawaaday taasi ma wax lagu farxa.
Dad baa dibadda ka qurux badan, guriga markay soo galaana bahal ah, qofka aad nolosha isku darsateen iyo caruurtaad dhashay inaad ku xumaato, dibadana nin fiican oo laga yaqano hebel la yiraahdo noqotid wax fiican ma aha.
Aqoonyahanku haduu noqdo qof la iibsan karo suldanadu iiibsan karto, dawladuhuna laaluushi karaan, kaasi aqoonyahan ma aha.
Gool baa la dhaliyeey maxay noloshaada ku soo kordhisay.