Hal meel ka baadh buugaagta, oraahyada, authors-ka, iyo mowduucyada.
Waxaa muuqda 13 natiijo oo ku saabsan “Hadraawi”
“Mintid noqo abaabulan, iyo lagama maarmaan.”
“Dadku waa addoomoo, Lama siin awoodaha Alle lagaga maarmoo, Kali lagu ahaadee, Ha ilaawin baqashada”
“Dareenkaga gaar ka ah dadka ha u ga faaloon”
“Waxaaan saadir kuu qorin, Ha u suul dhabaaaleenin”
“Ha dhexgalin umuuraha, dadku yuu ku eedayn.”
“Qalinkaa wax suureeya, Kugu sima halkaad doonto, Saxib kal furan weeye, Sunta fara ku heyntiisa, Weligaa hasii deyn”
“Hassar wicin qof kaajeeda, Hana sugin qof kaa marmay, Hana sigan mar mooyane”
“Dib u dhacu waxa uu yimaadaa, marka waajib umadi leedahay qof keli ah looga Haro”
“Markeey dani meeday tiri, Maxaan tala meel ka dayay”
“Maxan dogob beer is iri, Daruuro u soo sasabay, Daryeelka kumaal is idhi, Biyuhu uga sii dareen, Waxaan dag dag jeer ku liqay maxay shishay ii damqeen, kasheyda dugashadeen.”
“Asalkeeda garashada, haka dhigin ogaalkaaga”
“Ninku siray hafaaleyni, Sababaha haweydiinin, Ha-useeta dheereynin, Hana sidin culeeskiisa, Siriq iyo ku qabo beydo Hana falin(Samayn) siduu yeelay”